Gareth Bale ayaa lagu soo waramayaa inuu diiday ku biiritaan ka kooxda Chelsea Taas uu ku doonaysay heshiis ku kacaya £ 150m.
Xiddiga reer Wales ayaa ku dhibtoonaya inuu helo booskiisa qadka dhexe ee Real Madrid taas ayaan sabab u ah in xidigaan uu booska kalabaxo Isco
The Daily Express ayaa sheegasa in tababaraha Blues Jose Mourinho uu isku diyaarinayo dalab rikoorka adduunka ah inay ku soo xerogeliyaan xiddiga Los Blancos haatan ka tirsan .
Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay xidigaan ku iibsan rabto £ 90 iyo sidoo kale mushaar ahaan ay siin doonto £ 60m si ay ugu qan ciyaan ku soo biiritaanka the blues ka .
Inkastoo in kooxda ka dhisan galbeedka London ay wada xiisay nayaan in ay dib ugu soo celiyaan xidigaan horyaal england
Dhanka kale, Chelsea ayaa lagu soo waramayaa dooneysa inay iska dirto Andre Schurrle iyo Mohamed Salah sida tababare Mourinho uu doonayo . in uu badal uga dhigo Bale
Gareth Bale ayaa ku guuleystay Champions League. sandii lasoo dhaafay waxa uuna muujiyay dadaal dheeri ah .
waxaana wararku ay intaas kudarayaan in uu Gareth Bale uu ku gacan sayray dalabka kooxda uu hogaamiyo tabare Mourinho