Hadii ilaa haatan la hadal haayo casaankii la siiyay Steven Gerrard kulankii Liverpool guuldaro 2-1 kala kulantay naadiga Man United.
Waxaa dhacdadan wax kama jiraan kasoo qaaday dhacdo kale oo ka dhacday horyaalka kubada cagta heerka kowaad ee dalka Brazil waayo kulan dhex maray kooxaha Falemango iyo Vasco da Gama.
Garsoorihii kulan dhex dhexaadinaayay kulankan ayaa hal dhacdo hal mar ku bixiyay 4-kaarka casaanka ah madaama ay dagaalameyn qaar ka mid ah xidigaha labadan naadi.
Garsoorahan ayaa go’aan geesinimo ku dheehan qaatay madaama uu halmar 4-cayaaryahan casaanka u taagay si uu cayaartanu xakameeyo.
Ugu dambeyntii kulankan waxaa guusha 2-1 ku qaadatay naadiga Falemango.
Fadlan hoos ka daawo Video muujiyaan falkii dhacay iyo qaabka loo bixiyay 4-casaan: