Home » Latin America » Goolhaye Rogerio Ceni Oo Dhaliyay Goolkiisii 128-aad, Wuxuuna Soo Galay Liiska 10-ka Xidig Ee Ugu Goolasha Badan Sao Paulo (+Sawiro)

Goolhaye Rogerio Ceni Oo Dhaliyay Goolkiisii 128-aad, Wuxuuna Soo Galay Liiska 10-ka Xidig Ee Ugu Goolasha Badan Sao Paulo (+Sawiro)


Goolhaye

Goolhayaha gooldhaliyaha ah ee  Rogerio Ceni ayaa xalay noqday geesiga kooxda Sao Paulo ee dalka Brazil kadib markii uu dhaliyay gool guul u keenay kooxdiisa oo ay kaga adkaatay naadiga Santos.

Rogerio Ceni ayuu goolkaan u ahaa midkiisii 128-aad ee taariikhda uu dhaliyo wuxuuna kusoo biiray 10-ka xidig ee ugu gooldhaliska badan kooxda Sao Paolo, wuxuuna goolka ahaa mid rigoore ah.

Sao Paolo ayaa 3-2 kaga badisay dhigeeda Santos waxeyna haatan ku raaxeysanayaan guul qurux badan oo ay ka gaareen kooxda ay aadka u xifaaltamaan.

42-jirkaan heerka caalami ee xulka Brazil waa goolhayaha ugu goolasha badan kubada cagta dunida, inkastoo uu kaliya 16-jeer kasoo muuqday xulka Brazil ka hor inta uusan isaga fariisan ciyaaraha caalamiga ah.

DAAWO SAWIRADA:

Sao Paulo Sao Paulo1 Sao Paulo2 Sao Paulo3

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>