Home » Europe » Champions League » Goorma Ayuu Dhici Doonaa Isku Aadka Wareega Semi Finalka Tartanka Champions League?

Goorma Ayuu Dhici Doonaa Isku Aadka Wareega Semi Finalka Tartanka Champions League?


Nyon Champions League

 

Tartanka Champions League ayaa maraya heerarkiisii ugu dambeeyay iyadoo uu soo gaaray wareega afar dhamaadka madama ay isku soo hareen kaliya afar kooxood oo laba ka mid ah ay ka socdaan dalka Spain halka labada kale ay ka kala socdaan Germany iyo Italy.

Barcelona iyo Real Madrid ayaa ka socda Spain kuwaas oo iska soo reebay kooxaha Atletico Madrid iyo Paris Saint Germain halka kooxaha Juventus iyo Bayern Munich ay iyagana soo qaarijiyeen As Monaco iyo Fc Porto.

Hadaba isku aadka wareega Semi Finalka tartanka waxaa la sameyn doonaa 2:00 Duhurnimo Xiliga Geeska Afrika, halka Europa League-ga la sameyn doono saacada xigta oo ah 3:00 Galabnimo.

Kooxaha Soo Gudbay:

1. Real Madrid

2. Barcelona

3. Bayern Munich

4. Juventus

Dhanka kale kooxaha soo gudbay Europa League:

1. Napoli

2. Fiorentina

3. Dnipro

4. Sevilla

Wixii kusoo kordha iyo qaabka ay isugu aadaan kooxaha waan idiin soo gudbin doonaa haduu alle idmo.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>