Home » Maxaa Cusub » Halkaan Ka Aqriso Liiska 12 Xidig Oo Ay Lasoo Saxiixdeen Liverpool & Man United Balse Flop Noqday

Halkaan Ka Aqriso Liiska 12 Xidig Oo Ay Lasoo Saxiixdeen Liverpool & Man United Balse Flop Noqday


Soccer - FA Barclaycard Premiership - Manchester United Press Conference - Diego Forlan Signing

Kooxaha Liverpool iyo Man United waxaa ka dhaxeeyo xifaaltan soo jireen ah kaasi oo aan marnaba meesha ka bixin xitaa hadi ay labadan naadi hoos u dhac sameeyaan mararka qaar.

Hadaba ka hor kulanka Anfield galabta ka dhici doono waxaa daaha laga qaaday 12-cayaaryahan oo labadan koox lacago kusoo iibsadeen balse ku guul dareesteen inay saameyn fiican ku yeeshaan gudaha Anfield ama Old Trafford.

Hadaba hoos kaga bogo magacyada xidigaha labada dhinac Flop ka noqdeen:

12) Andy Carroll (Liverpool)

11) Diego Forlan (Manchester United)

10) Stewart Downing (Liverpool)

9) Juan Sebastian Veron (Manchester United)

8) Paul Konchesky (Liverpool)

7) Charlie Adam (Liverpool)

6) Kleberson (Manchester United)

5) Bebe (Manchester United)

4) Iago Aspas (Liverpool)

3) Andriy Voronin (Liverpool)

2) Eric Djemba Djemba (Manchester United)

1) Alberto Aquilani (Liverpool)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>