Home » Horyaalada » La Liga Spain » Halkaan Ka Aqriso Liiska Xidigaha Kulankaan El-Clasico Uu U Yahay Midkii Ugu Dambeeyay

Halkaan Ka Aqriso Liiska Xidigaha Kulankaan El-Clasico Uu U Yahay Midkii Ugu Dambeeyay


Xavi

Iyadoo Berito ay tahay Axad isla markaana uu jiro kulanka ugu weyn kubada cagta El-Clasico ayaa hadana waxaa lasoo calaameynaya shaqsiyaad kulankaan uu u noqon karo midkii ugu dambeeyay.

Shaqsiyaadkaan waxaa ku jira labada macalin ee Luis Enrique iyo Carlo Ancelotti, sidoo kalana waxaa ku jira ciyaartoy sababo badan darteed ay ugu noqon karto kulankii ugu dambeeyay ee El-Clasico.

Liiskaan Waxaa u Badan Shaqsiyaad ka tirsan Real Madrid.

Hadaba Liiska Hoos Ka Aqriso:

1. Carlo Ancelotti

2. Sami Khedira

3. Javier Hernandez

4. Jese Rodriguez

5. Iker Casillas

6. Illara

7. Luis Enrique

8. Montoya

9. Alves

10. Xavi Hernandez

11. Pedro

Shaqsiyaadkaan intooda badan mustaqbalkooda kooxda ayaa shaki la galiyay madama ay ka tagi karaan kooxdahaan: Jese, Pedro, Alves, Montoya, Illara, Khedira iyo Chicharito ayaa ka mid ah, halka xidigaha Casillas iyo Xavi ay gabow dartiis ugu noqon karto kulankoodii ugu dambeeyay.

Ugu dambeyntiina labada macalin ayaa cadaadis xoog leh uu saaran yahay waxaana suuragal ah iney seegaan shaqadooda marka uu dhamaado xagaagan.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>