Home » Maxaa Cusub » Harry Kane Oo Saxaafada La Wadaagay Qofka Sababta U Ah Inuu Xili Cayaareedkan EPL Wacdaro Ka Dhigo

Harry Kane Oo Saxaafada La Wadaagay Qofka Sababta U Ah Inuu Xili Cayaareedkan EPL Wacdaro Ka Dhigo


2808049700000578-3056557-image-m-45_1430082109114

Weeraryahanka naadiga Tottenham waxaa dhawaan loo doortay laacibka ugu wanaagsan dhalinta Premiership-ka England sidoo kalena kooxda xili cayaareedkan ugu wanaagsan EPL ayuu ka mid noqday.

Harry Kane haatan waa xidig ay ku faanaan reer England madaama uu xili cayaareedkan wacdaro lama iloobaan ah ka dhigay EPL.

Hadaba laacibkan dhalinta yar ayaa saxaafada lawadaagay qofka sababta u ah inuu heerkan sare gaaro xili cayaareedkan.

“Marwalbo niyad waan u haayay kubada cagta balse ma laheyn awood jir ahaan ee aan kubada kula qeybsado daafacyada”

“Waxaan u mahad celinaa tababare Mauricio Pochettino oo niyad ahaan iyo jir ahaan ii diyaariyay inaan ka dhex muuqdo horyaalka aduunka ugu dhibka badan”

“Dhab ahaantii Mauricio Pochettino ayaa sabab u ah heerka aan taaganahay madaama uu maalin walbo tababar adag i siiyo sidoo kalena uu niyad dhis weyn ila garab taagan yahay weliba kooxda oo dhan ayuu caawiyay”

21-jirkan ayaa xili cayaareedkan dhaliyay 30-gool dhamaan tartamada kala duwan wuxuuna kusoo baxay xidig shabaqa saaxiib la ah kaasi oo amaan badan aruursaday xili cayaareedkan 2014/15.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>