Home » Maxaa Cusub » Hazard Oo Kasoo Yeeray Hadal Ka Farxiyay Taageerayaasha Chelsea

Hazard Oo Kasoo Yeeray Hadal Ka Farxiyay Taageerayaasha Chelsea


Hazard

Kubad sameeyaha reer Belgium Eden Hazard ayaa ka farxiyay taageerayaasga Chelsea madaama uu shaaca ka qaaday inuusan garoonka Stamford Bridge meelna uga soconin.

Xidigan tayada wanaagsan waxaa siweyn loola xariiriyaa naadiga PSG balse isaga ayaa iska diiday sheekadan.

“Ma doonayo inaan dib ugu laabto Ligue 1 France madaama aan horey Lille guulo ula soo qeebsaday”

“Sidoo kalena kama dhigno hadalkeyga in PSG ay tahay naadi yar balse qorshaha iiguma jirto inaan Chelsea ka haaymo xiligan iyo xili u dhawba”

23-jirkan ayaa haatan ku sugan mudo sedex sano ah Galbeedka magaalada London wuxuuna ku faraxsan yahay ka mid ahaanshah Blues.

“Waxaan doonayaa inaan sanado badan Chelsea kasii mid ahaado sidoo kalena koobab muhiim ah kula guuleesto madaama aan heesto fursad walbo oo aan Chelsea kaga sii mid ahaan karo”

“Chelsea ayaan ku faraxsanahay waana arkaa maalin walbo jaraa’idyada sheekooyinka iga qoraan oo ah inaan PSG kusii jeedo balse arinkaas waa mid aan xaqiiqo ahayn”

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>