Home » Falanqeynta » Hordhac: Espanyol vs Barcelona: Kulanka Catalunya Derby Oo Mixnad Ku Noqon Kara Hamiga Barca Ee Horyaalka

Hordhac: Espanyol vs Barcelona: Kulanka Catalunya Derby Oo Mixnad Ku Noqon Kara Hamiga Barca Ee Horyaalka


Catalunya Derby

 

Kulanka Catalunya Derby ayaa ah mid ka mid ah kulamada ugu culus horyaalka La Liga maama labadaan kooxood ay yahiin kuwa isku gobol kasoo jeeda, kulankaan ayaase noqon kara mid muxnad ku noqda hamiga ay La Liga ka leedahay Barcelona.

Barcelona si qurux badan ayey u gaartay Semi Finalka koobka horyaalada yurub inkastoo ay ku beegmeen kooxdii Bayern Munich ee mucjisada ku dhigtay laba sana ka hor.

Barcelona waxey shan dhibcood si kumeel gaar ah ugu qabanayaan hogaanka La Liga hadey garaacaan kooxda Espanyol ka hor kulanka Madrid ee habeen dambe.

WARBIXINTA KULANKA:

Kulanka: Espanyol vs Barcelona

Tartanka: La Liga

Garoonka: Estadi Cornellà-El Prat

 

Saacadda: 5:00 Galabnimo (Xiliga Geeska Afrika)

YAA MAQAN, YAASE CIYAARI DOONA?

Xavi Hernandez ayaa shaki la galinayaa inuu safto kulankaan madama ay jug soo gaartay kulankii PSG, sidoo kale Vermaelen ayaa soo galay safka Barcelona ee ka hortagaya kooxda Espanyol markii ugu horeysay tan iyo markii uu kusoo biiray kooxdan.

MA OGTAHAY:

Messi ayaa sadexley dhaliyay kulankii ugu dmabeeyay oo ay labadan kooxood ciyaaran La Liga kulan dhacay December sanadii hore.

Espanyol kaliya afar jeer ayey guul gaartay 46-dii kulan ee ugu dambeeyay oo ay la ciyaartay Barcelona

LINE UPKA MACQUULKA AH:

Espanyol:

Casilla, Arbilla, Alvaro, Moreno, Duarte, Lucas, Sanchez, Rios, Alvarez, Sergio Garcia, Caicedo.

Barcelona:

Bravo, Alves, Pique, Mascherano, Alba, Rakitic, Busquets, Iniesta, Messi, Suarez, Neymar.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>