Home » Maxaa Cusub » Ibrahimovic, CR7 & Mesut Ozil Oo Hogaaminaya Kooxda Isbuuca Kulamada Isreeb-reebka Euro 2016

Ibrahimovic, CR7 & Mesut Ozil Oo Hogaaminaya Kooxda Isbuuca Kulamada Isreeb-reebka Euro 2016


Euro 2016

Todobaadkaan waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsan isreeb-reebka Euro 2016 oo ay xulalka qaarada yurub dhaca ugu dagaal jiraan sidii ay ugu soo bixi lahaayeen koobka qaramada yurub ee bartamaha sanadka soo aadan ka bilaaban doona dalka Faransiiska.

Xidigo badan ayaa kasoo muuqday shaxdaan kuwaas oo bandhigyo cajiib badan soo bandhigay todobaadkaan, waxaana ugu horeeyay xidiga heysta abaalmarinta Ballon d’Or ee Cristiano Ronaldo kaas oo xulkiisa Portugal sadexley guul ku siiyay kulan ay si dhib leh kaga gudbeen Armenia.

Dhanka kale Italy ayaa laba xidig ku leh waana daafaca Juventus Bonucci kaas oo dagaalyahan noqday kulankii ay barbaraha la galeen Croatia iyo Antonio Candreva oo dhaliyay goolka barbardhaca oo ahaa rigoore aad cajiib u ah.

Sidoo kale Wilshere oo laba gool ku caawiyay xulka Sadexda libaax kulankii ay xalay ka gudbeen Slovenia iyo Mesut Ozil oo sadex caawinaad ah sameeyay kulankii ay Jarmalka ciilka iyo carada kala duldhaceen xulka tabarta yar ee Gibralter kaas oo kusoo dhamaaday 7-0.

SHAXDA:

GOOLHAYE:

Andrey Gorbunov (Berlarus)

DAAFACA:

Kaspars Gorkss (Latvia) Leanardo Bonucci (Italy) Ashley Richards (Wales)

KHADKA DHEXE:

Andre Schurrle (Germany) Wilshere (England) Ozil (Germany) Candreva (Italy)

WEERARKA:

Roberto Lewnadowski (Poland) Cristaino Ronaldo (Portugal) Zlatan Ibrahimovic (Sweden)

Euro2016

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>