Home » Latin America » In Ka Badan 40,000 Kun Taageerayal Ah Ayaa Boca Junior Kusoo Dhaweeyay Carlos Tevez, Maradona Ayaana Ka Mid Ahaa (+Sawiro)

In Ka Badan 40,000 Kun Taageerayal Ah Ayaa Boca Junior Kusoo Dhaweeyay Carlos Tevez, Maradona Ayaana Ka Mid Ahaa (+Sawiro)


Carlito Tevez

Mudo badan oo ay sugayeen Jamaahiirta Boca Junior, Carlos Tevez ayaa yimid gurigooda waxeyna kusoo dhaweeyen Bombonera stadium iyadoo Jamaahiirtaas uu ka mid ahaa Diego Armando Maradona.

Waxaa loo xiray numberka 10-aad ee kooxda oo uu siibay sanadii 2004 isagoo markaas ku biiray Corinthian oo ka dhisan dalka Brazil, balse wixii ka dambeeyay wuxuu soo xirtay maaliyadaha West Ham, Man United, Man City iyo Juventus, inkastoo ugu dambeyntii uu kusoo laabtay gurigiisa.

Halyeyga reer Argentina Maradona ayaa kasoo muuqday garoonka isagoo kor taagan boor hadalo lagu amaanayo Tevez lagu soo xardhay isagoo muujiyay sida uu u jecleystay go’aanka Carlos Tevez.

Tevez Tevez1 Tevez2 Tevez3 Tevez4 Tevez5 Tevez6 Tevez7 Tevez8 Tevez9 Tevez10 Tevez11 Tevez12

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>