Home » Horyaalada » italian Serie A » Intii Ay Man United Ku Mashquuli Laheyd Ronaldo Waxaa Ka Wanaagsan 6-Xidid Oo Madrid Ka Tirsan Inay Lasoo Saxiixato.

Intii Ay Man United Ku Mashquuli Laheyd Ronaldo Waxaa Ka Wanaagsan 6-Xidid Oo Madrid Ka Tirsan Inay Lasoo Saxiixato.


Isco

Saxaafada Ingriiska ayaa siweyn u hadal heyso in Cristiano Ronaldo uu dib ugu soo laaban doono garoonka Old Trafford.

Balse qaar ka mid ah quburada ka faalooto EPL ayaa Man United kula taliyeen inay 6-xidig oo Real Madrid ka mid ah inay lacagahooda kula soo wareegaan halkii ay Ronaldo oo 30-sano sare usii dhaafay intii ay lacago waali ah kusoo qaadan laheyd.

Hadaba hoos kaga bogo magacyada xidigaha Man United lagula taliyay inay Real Madrid kasoo qaateen balse ay Ronaldo iska iloobaan:

6) Isco

5) Gareth Bale

4) Raphael Varane

3) Sergio Ramos

2) Karim Benzema

1) Keylor Navas

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>