Home » Maxaa Cusub » Jose Mourinho Oo Ganaax Lix Bilood Ah Lagu Soo Rogay Kadib Markii Uu Xawaare Aan Loogu Tala Galin Baabuur Ku Waday

Jose Mourinho Oo Ganaax Lix Bilood Ah Lagu Soo Rogay Kadib Markii Uu Xawaare Aan Loogu Tala Galin Baabuur Ku Waday


Mourinho

Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa mudo lix bilood ah laga ganaaxay baabuur wadista kadib markii uu xawaare dheer ku waday gaarigiisa.

Macalinkaan reer Portugal ayaa 10mph ka badan ku waday halkii loogu tala galay oo aheyd 50mph madama uu geeyay 60mph.

52-jirkaan ayaa la ganaaxay lacag dhan 910 Pound iyo inusan lix bilood wax gaadiid ah wadi karin madama uu ku xad gudbay sharciga wadooyinka.

Mourinho waxaa lagu armay inuu bixiyo 750 pound oo ganaax ah, 75 pound dulsaar ah iyo lacagta maxkamadda oo ah 85 Pound taasoo wadar ahaan ka dhigeysa 910 Pound.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>