Home » Horyaalada » italian Serie A » Juventus Oo Fursad U Heli Karta Iney Wadahadal La Gasho Axel Witsel Marka Uu Caawa Soo Booqdo Magaalada Turin

Juventus Oo Fursad U Heli Karta Iney Wadahadal La Gasho Axel Witsel Marka Uu Caawa Soo Booqdo Magaalada Turin


Axel Witsel

Burburiyaha xulka Belgiumka iyo kooxda Zenit [Axel Witsel] ayaa bartilmaameed u ah kooxda ka dhisan magaalada Turin ee Juventus iyadoo dooneysa iney ku xoojiso khadka dhexe madama Pirlo uu sii duqoobay.

Axel Witsel oo ka mid ah wiilasha ugu dagaalka badan qaarada yurub marka ay noqoto in kubada lagu dagaalamo ayaa caawa imaanaya magaalada Turin si uu ula ciyaaro kooxda Torino ee dalka talyaaniga lugta labaad wareega 16-ka koobka Europa League.

Axel Witsel Sidoo kale wuxuu taageere u yahay kooxda Manchester United isagoo jeclaan lahaa inuu mar uun xirto maaliyadooda.

Si Kastaba Juventus caawa waxey heysataa fursad ay wadahadalo kula furto xidigaan madama uu magaalada imaanayo.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>