Home » Horyaalada » La Liga Spain » Ka Hor El Classico: Halkee Ku Dambeeyeen Xidigaha Ka Muuqdaan Sawirkan

Ka Hor El Classico: Halkee Ku Dambeeyeen Xidigaha Ka Muuqdaan Sawirkan


E Classico

Ka hor kulanka El Classico ee caawo ku wada balansan yihiin garoonka Camp Nou kooxaha Barcelona Vs Real Madrid waxaan idiin heynaa sawir taariikhi ah.

Hadaba sawirka idiin muuqdo waa kulan El Classico ah kaasi oo dhacay sanadii 2004 habeenkaas Barcelona ayaa guusha qaadatay weliba 1-gool oo looga hormaray intay soo gudeen ayay Santiago Bernabéu ku badiyeen.

Guushaas waxay ahayd markii ugu horeesay mudo 8-kulan kadib oo ay Barcelona ka badiso Real Madrid.

Hadaba ka hor kulanka caawo maskaxda 11-sano ka hor ayan dib u celinay fadlan sawirka sare ka muuqdo wax ka sheeg xidigaha ka muuqdaan iyo haatan meelaha ay kula dambeeyaan kuwa weli garoomada ku jiraan iyo kuwa ka fariisteen.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>