Arturo Vidal wuxuu si rasmi ah ugu biiray kooxda Bayern Munich ayadoo €40m kaga soo iibsatay naadiga Juventus.
Laacibka reer Chile qiimo aad u sareeyo ayuu garoonka Allianz Arena ku yimid sidaa darteed waxaa daaha laga qaaday taariikh ahaan xidigaha ugu qaalisan oo ay Bayern lasoo saxiixato.
Fadlan hoos kaga bogo macluumaadka ku saabsan xidigaha ugu qaalisan oo ay Bayern lasoo saxiixatay iyo qiimaha ay kusoo qaadatay:
20 | XHERDAN SHAQIRI | 2012 from FC Basel | €11.8m
17= | BRENO | 2008 from Sao Paulo | €12m
17= | ZE ROBERTO | 2002 from Bayer Leverkusen | €12m
17= | LUCIO | 2004 from Bayer Leverkusen | €12m
16 | MARIO MANDZUKIC | 2012 from VfL Wolfsburg | €13m
15 | JEROME BOATENG | 2011 from Manchester City | €13.5m
14 | MARCELL JANSEN | 2007 from Borussia Monchengladbach | €14m
13 | MIROSLAV KLOSE | 2007 from Werder Bremen | €15m
12 | LUIZ GUSTAVO | 2011 from Hoffenheim | €17m
11 | ROY MAKAAY | 2003 from Deportivo La Coruna | €19.75m
10 | ARJEN ROBBEN | 2009 from Real Madrid | €24m
8= | THIAGO | 2013 from FC Barcelona | €25m
8= | FRANCK RIBERY | 2007 from Olympique Marseille | €25m
7 | MEDHI BENATIA | 2014 from AS Roma | €28m
6 | DOUGLAS COSTA | 2015 from Shakhtar Donetsk | €30m
5 | MANUEL NEUER | 2011 from FC Schalke 04 | €30m
4 | MARIO GOMEZ | 2009 from VfB Stuttgart | €30m
3 | MARIO GÖTZE | 2013 from Borussia Dortmund | €37m
1= | ARTURO VIDAL | 2015 from Juventus | €40m
1= | JAVI MARTINEZ | 2012 from Athletic Bilbao | €40m