Home » Maxaa Cusub » Kadib Fashilka Ramos Waa Kuwee Daafacyada Kale Oo Ay Man United Xagaagan Lasoo Saxiixan Karto

Kadib Fashilka Ramos Waa Kuwee Daafacyada Kale Oo Ay Man United Xagaagan Lasoo Saxiixan Karto


Hummels (2)

Madaama kooxda Real Madrid ay si rasmi ah shaaca kaga qaaday in Sergio Ramos uu xagaagan meelna uga soconin garoonka Berbanue.

Waxay kooxda Man United ku qasbanaatay inay damaceeda daafacan ku aadan dib u liqdo sidoo kalena ay haatan qaarada Yurub ka baadi goobto daafac awooda badan.

Arinkan jiro awgeed shabakada Caughtoffside ayaa daaha kaga qaaday 10-daafac ee haatan ku qoran liiska Man United sido kalena ay fariimo kala duwan u diri doonto si ugu yaraan hal ama labo ka mid ah ay gacanta ugu soo dhigto.

Waxayna daafacyadaas awooda badan ee Yurub caanka ka ah kala yihiin:

1) Mats Hummels (Borussia Dortmund)

2) Marquinhos (Paris Saint-Germain)

3) Raphael Varane (Real Madrid)

4) Aymeric Laporte (Athletic Bilbao)

5) Neven Subotic (Borussia Dortmund)

6) Diego Godin (Atletico Madrid)

7) Nicolas Otamendi (Valencia)

8) John Stones (Everton)

9) Kostas Manolas (AS Roma)

10) Ron Vlaar (waa xor naadi kama tirsano)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>