Home » Horyaalada » La Liga Spain » “Karim Benzema Wuxuu Doonayaa Inuu Real Madrid Cayaaraha Ku Dhameesto” Sidaas Wakiilkiia Ayaa Ka Dhawaajiyay

“Karim Benzema Wuxuu Doonayaa Inuu Real Madrid Cayaaraha Ku Dhameesto” Sidaas Wakiilkiia Ayaa Ka Dhawaajiyay


Karim

Inkastoo Karim Benzema la hadal haayo inuu wada hadalo kula jiro kooxaha Man United iyo Arsenal sidii uu xagaagan Premiership-ka England ugu soo dhaqaaqi lahaa hadana wakiilka xidigan ayaa arinkan beeniayy.

Karim Djazir oo wakiilka Benzema ayaa si rasmi ah u sheegay inuu xidigan ku faraxsan yahay ka mid ahaan shaha kooxdiisa Real Madrid balse hadii ay maamulka Madrid ku qasbaan inay baxaan ay ku qasbanaan doonaan mustaqbalkooda inay xal u helaan.

Karim Djazir wuxuu yiri “Weli koox lama kulmin sidoo kalena wax wada hadal ah Man United lama yeelanin”

“Karim muxuu ka qabaa Manchester waayo Madrid ayuu aad ugu faraxsan yahay mana doonayo inuu baxo xagaagan”

“Benzema kaliya wuxuu bixi doonaa hadii ay maamulka Madrid u sheegaan inaysan u baahneyn oo ay ka maarmaan”

“Waayo qorshaha ugama jirto inuu go’aan kaligiis ku baxaayo uu qaato wuxuuna doonayaa inuu marwalbo tixgaliyo qandaraaska uu Bernabue ku joogo”

Benzema xili cayaareedkan wuxuu kooxdiisa Real Madrid u dhaliyay 22-gool asigoo u saftay 46-kulan dhamaad tartamada kala duwan.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>