Home » Horyaalada » Bundesliga » Karl-Heinz Rummenigge Oo Ku Goodiyay In Bayern Ay La Saxiixan Karto Marco Reus

Karl-Heinz Rummenigge Oo Ku Goodiyay In Bayern Ay La Saxiixan Karto Marco Reus


Reus

Masuulka ugu sareeyo kooxda Bayern Munich Karl-Heinz Rummenigge ayaa ka dhawaajiyay in kooxdiisa ay u banaan tahay la saxiixashada weeraryahanka kooxda Dortmund Marco Reus oo siweyn loo lhadal haayo inuu kooxdiisa isaga hayaami doono.

Bayern ayaa ka mid ah kooxaha ku raad joogo laacibkan tayada wanaagsan wuxuuna Rummenigge ka dhawaajiyay inaan laga xigin saxiixa Reus marb hadii uu baxaayo.

“Dabcan Bayern waajib ayay ku tahay inaan Reus la saxiixato marba hadii uu baxaayo sidoo kalena hadii qiimaha qandaraaskiisa lagu jebin karo la wada ogyahay maxaa diidayo inaan la saxiixano!”

“Kooxo badan ayaa Reus ku raad joogaan sidaa darteed dhankeena dadaal ayaan ka wadnaa sidii aan kuo xero galin laheyn”

25-jirkan qandaraaska uu Dortmund kula joogo waxaa ka harsan mudo sedex sano ah balse wixii ka dambeeyo xili cayaareedkn qandaraaskiisa waxaa lagu jebin karaa €25m waana sababta keentay inay kooxo badan saxiixiisa saf usoo galaan.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>