Kadib markii ay kooxda Man City ku guuleesatay saxiixa Raheem Sterling waxaa daaha laga qaaday kooxaha Premiership-ka England iyo xagaagan saxiixyada ay sameeyeen kuwooda ugu wanaagsan.
Dabcan saxiixyada kooxaha ay EPL sameeyeen waxaa laga diyaariyay hal naadi oo loo bixiyay (Premier League new signings Best XI).
Hadaba hoos kaga bogo xidigaha kasoo muuqdeen shaxdaan ka turjumeyso kooxaha EPL iyo ilaa haatan saxiixyada ay sameeyeen:
Goolhaye: Petr Cech (Arsenal)
Daafaca: Nathaniel Clyne (Liverpool), Matteo Darmian (Manchester United), Toby Alderweireld (Tottenham), Angelo Ogbonna (West Ham)
Khadka dhexe: Morgan Schneiderlin (Manchester United), Bastian Schweinsteiger (Manchester United), James Milner (Liverpool), Raheem Sterling (Manchester City)
Weerarka: Memphis Depay (Manchester United), Roberto Firmino (Liverpool)
ynwa caano geel
13-July-2015 at 10:05 pm
you ‘ll never walk alone three players