Home » Maxaa Cusub » Koox Laga Sameeyay Xidigaha Chelsea Iyo Liverpool Oo Isku Dhaf Ah Yaa Ka Maqa Yaase Ku Jiro

Koox Laga Sameeyay Xidigaha Chelsea Iyo Liverpool Oo Isku Dhaf Ah Yaa Ka Maqa Yaase Ku Jiro


Coutinho

Ka hor kulanka xiisaha badan ee maanta dhex mari doono kooxaha Chelsea iyo Liverpool waxaa lasoo bandhigay koox isku dhhaf ah oo ay labada dhinac ka kooban yihiin.

Hadaba Chelsea waa guuleestayaasha horyaalka England xili cayareedkan 2014/15 sidaa darteed waa iska caadi in kooxdan isk dhafka ah ay iyagana u bataan.

Hadaba hoos kaga bogo xidigaha liiskan u jiraan iyo kuwo ka maqan:

Goolhaye: Goalkeeper: Thibaut Courtois (Chelsea)

Daafaca: Branislav Ivanovic (Chelsea), John Terry (Chelsea), Mamadou Sakho (Liverpool), Cesar Azpilicueta (Chelsea)

Khadka dhexe: Nemanja Matic (Chelsea), Cesc Fabregas (Chelsea), Raheem Sterling (Liverpool), Philippe Coutinho (Liverpool)

Weerarka: Eden Hazard (Chelsea), Diego Costa (Chelsea)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>