Home » Horyaalada » italian Serie A » Kooxaha Ka Dhisan Magaalada Milan Oo Ku Dagaalamaya Saxiixa Javier Hernandez “Chicharito”

Kooxaha Ka Dhisan Magaalada Milan Oo Ku Dagaalamaya Saxiixa Javier Hernandez “Chicharito”


Chicharito

Sida ay qortay Sports Mediaset kooxaha ku xifaaltama Serie A-da ee ka wada dhisan magaalada Milan [Inter Milan iyo Ac Milan] ayaa ku dagaalami doona saxiixa xidiga ku wareersan Madrid ee Javier Hernandez.

Xidigaan heerka caalami ee dalka Mexico ayaa xili xun ku qaadanaya garoonka Santiego Bernabue, inkastoo uu xagaagan si amaah ah kaga yimid kooxda United.

Chicharito ayaa damacsan inuu isaga tago kooxda Real Madrid waxaana haatan soo baxaya in kooxahaas ay ku dagaalamayaan saxiixiisa.

Kooxaha rer Milano ayaan xili fiican ku jirin iyadoo kaalmaha dhexe ee horyaalka iska fadhiya waxeyna damacsan yahiin iney is adkeeyaan xiliga soo aadna.

Ugu dambeyntii Javier Hernandez ayaan diidi doonin fursad uu ugu biirayo kooxaha ka dhisan Milan, hadii uusan helin dalab ka qurux badan.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>