Waxaa naga xasuusin ah in xagaagan 2015 kooxaha England ay mar hore qaarkood lacago aad u fara badan xidigo tayo wanaagsan kusoo iibsadeen.
Waxaana ka xusi karnaa Man City oo Raheem Sterling kusoo gadatay £49 million halka Liverpool ay iyadana Christian Benteke £32.5 million kusoo qaadatay.
Balse sadaasha muuqato kooxaha reer England lacago waali ah ayay markale qarash gareen doonaan inta ka harsan suuqa Yurub.
Sidaa darteed hoos kaga bogo kooxaha EPL ugu awooda badan iyo sadaashada laga bixiyay xidigaha ay lacagaha qaaliga ah kusoo gadan doonaan iyo kuwo qiimo dhex dhexaad ah lagu keeni doono England:
John Stones to Chelsea
Fernando Llorente to Man United /Arsenal
Kingsley Coman to Liverpool/Arsenal
Karim Benzema to Arsenal/Man United
Pedro to Man United
Pierre-Emerick Aubameyang to Tottenham/Arsenal
Saido Berahino to Tottenham
Kevin De Bruyne to Man City
Thomas Muller to Man United
Sergio Ramos to Man United