Home » Maxaa Cusub » Ku Dabaal Dag Meel Walba? CR7 Oo Dabaal Dagay Kadib Markii Uu Tababarka Portugal Ka Dhaliyay Rigoore

Ku Dabaal Dag Meel Walba? CR7 Oo Dabaal Dagay Kadib Markii Uu Tababarka Portugal Ka Dhaliyay Rigoore


CR&

 

Weeraryahanka  Real Madrid iyo Xulka Portugal ayaa laga soo guuriyay muuqaal ku tusinaya in meel walba oo uu ku ciyaarayo ay u tahay bandhig markii uu dabaal dag sameeyay gool rigoore ah uu ka dhaliyay  tababarka xulka Portugal.

Portugal ayaa isku diyaarineysa kulan ay caawa ka hortagayaan Armenia kulan ka tirsan isreeb-reebka tartanka Euro 2016 lagu qaband oono faransiiska waxaana lasoo helay muuqaalkaan cadeynaya inu dabaal dagay.

Ronaldo ayaa sameeyay dabaal dagii uu caanka ku ahaa oo uu bilaabay markii ay is gaareen madaxweynaha xiriirka Aduunka Plater

DAAWO MUUQAALKA

One Response to Ku Dabaal Dag Meel Walba? CR7 Oo Dabaal Dagay Kadib Markii Uu Tababarka Portugal Ka Dhaliyay Rigoore

  1. harun abdi Reply

    November 13, 2014 at 4:49 pm

    waa caadi inuu meelwalba ku dabaaldego goolkasta iyo si kastaba oo uu udhaliyo kkkkkkkkkkkinkastooy kkkkkkkkkkkk ayna ahayn————————-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>