Horyaalka England waxaa todobaadkan la cayaari doonaa kulamadii 11-aad, dabcan kulanka ugu adag wuxuu ka dihici doonaa garoonka Anfield oo dhex mari doono kooxaha Liverpool Vs Cheslea.
Sidaa darteed waxaan idiin heynaa guud ahaan kulamada todobaadka la cayaari doono iyo sadaasha laga bixiyay.
Sidoo kale kooxaha Arsenal, Man City iyo Man United waxay doonayaan inay iyagana todobaadkaan guuleestaan, guud ahaan hoos kaga bogo sadaasha laga bixiyay kulamda 11-aad ee horyaalka England:
Liverpool 1-1 Chelsea
Burnley 1-0 Hull
Man Utd 2-0 Crystal Palace
Southampton 2-1 Leicester
West Ham 2-0 Aston Villa
QPR 0-2 Man City
Kulamada Axada:
Sunderland 1-1 Everton
Tottenham 2-0 Stoke
West Brom 1-1 Newcastle
Swansea 0-2 Arsenal
xudeyfi
November 7, 2014 at 8:34 pm
Ila ma aha sax chelsea 3 0 saas ayey ilatahay adaan wax kasaxo