Home » Latin America » Kulamada Isku Aadka Isreeb reebka koobka aduunka qaybta Koonfur Ameerika oo shaaca laga qaaday:

Kulamada Isku Aadka Isreeb reebka koobka aduunka qaybta Koonfur Ameerika oo shaaca laga qaaday:


South America

Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay kulamada ugu horeeyo ee isreeb reebka koobka aduunka ee xulalka ku mideesan Koonfur Ameerika.

Madaama ay 10-xul yihiin dhamaantooda kulamo is wada arag ah ayay cayaari doonaan waxaana shaaca laga qaaday kulamada ugu horeeyo ee xiisaha badan waxayna xulalka isku haleeli doonaan sida hoos ku xusan:

Colombia vs Peru

Chile vs Brazil

Argentinavs Ecuador

Venezuela vs Paraguay

Bolivia vs Urugauy

Dhanka kale isreeb reebka koobka aduunka sanada 2018 qaybta Waqooyiga iyo bartamaha Ameerika ayaa shaaca laga qaaday waxayna xulalka isku arki doonaan sida hoos ku xusan:

Group A:

Mexico

Honduras

Curaçao/El Salvador

Canada/Belize

Group B:

Costa Rica

Panama

Grenada/Haiti

Jamaica/Nicaragua

Group C:

USA

Trinidad & Tobago

Saint Vincent & the Grenadines/Aruba

Antigua & Barbuda/Guatemala

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>