Maanta waxaa dhici doona kulamo ka tirsan horyaalada Premier League, Italian Serie A, La Liga iyo Bundesliga waxaana idiin soo gudbineynaa, meelaha aad ka daawan karto iyo saacadaha ay soo galayaan/
Saacadaha ay soo galayaan dhamaan waa saacada Geeska Afrika.
Kulamada Premiership-ka England Ee Maanta La Cayaari Doono:
3:45 galabnimo Manchester City Vs West Brom Live SS3
6:00 maqribnimo Aston Villa Vs Swansea City
6:00 maqribnimo Newcastle United Vs Arsenal Live SS3
6:00 maqribnimo Southampton Vs Burnley
6:00 maqribnimo Stoke City Vs Crystal Palace
6:00 maqribnimo Tottenham Vs Leicester Live SS5
8:30 fiidnimo West Ham Vs Sunderland Live SS3
Kulamada La Ligaha Spain Ee Maanta La Cayaari Doono:
6:00 maqribnimo Atletico Madrid Vs Getafe
8:00 fiidnimo Rayo Vallecano Vs Malaga
10:00 habeenimo Levante Vs Celta Vigo
12:00 habeenimo Athletic Bilbao Vs Almeria
12:00 habeenimo Granada Vs Eibar
Kulama Italian Serie A-da Ee Caawo La Cayaari Doono:
8:00 fiidnimo ChievoVerona Vs Palermo
10:45 habeenimo AC Milan Vs Cagliari Live SS5
Kulamada Bundesligaha Jarmalka Ee Maanta La Cayaari Doono:
5:30 galabnimo Cologne Vs Werder Bremen
5:30 galabnimo Freiburg Vs Augsburg
5:30 galabnimo Hannover 96 Vs Dortmund
5:30 galabnimo Paderborn Vs Hoffenheim
5:30 galabnimo VfB Stuttgart Vs Frankfurt
8:30 fiidnimo Schalke 04 Vs Leverkusen Live SS5