Aqristayaasheena sharafta leh sidii caadada inoo ahayd waxaan idiin heynaa todobaadkan iyo sadaasha laga bixiyay Premiership-ka England gaar ahaan kulamada sabtig iyo axada la cayaari doono, waxaa naga xasuusin ah in la cayaari doono wareegii 15-aad waxaana weli horyaalka aduunka ugu qiimaha badan horkaceyso naadiga Arsenal oo damacsan in guusheedii 7-aad oo xariir ah inay garoonkeeda Emirates ku gaarto waxayna marti galin doontaa naadiga Everton hadaba aan usoo laabano sadaashada Premiership-ka laga bixiyay fadlan hoos kaga bogo sadaashadan xiisaha badan:
Kulamada Sabtiga
Man United 2-0 New Castle
Crystal Palace 2-1 Cardiff City
Liverpool 2-0 West Ham United
Southampton 0-2 Man City
Stoke City 0-2 Chelsea
West Brom 1-1 Norwich City
Sunderland 1-2 Tottenham
Kulamada Axada
Fulham 2-1 Aston Villa
Arsenal 2-0 Everton
Kulanka Isniinta
Swansea City 1-1 Hull City
Waxaa Aqrisay: (279)
Mogadishu - Somalia