waxaa cawa lawada sugidoonaa ciyaaro aad uxiisabadan ku waas oo wadan walib uu ku tijaabinayo awooda uu u leeyahay in uu guulo gaaro
waxaa si aad ah loo wada sugi doonaa kulan ay saxaafadu ku til maamtay mida ka ugu xiisaha badan kaas oo aay kuwada hardami doonaan xifaaltamayaasha laligaha kuwaas oo ku kulmi doona wadan ka england xidigahaan ayaa waxa ay aduunka ka dhigeen rikooro farabadan waxa ayna hada kuwada ciyaaridoonaan garoonka ay ku ciyaarto manu waxaana kuwaas oo wada ciyaari doona kulan saaxiibtinimo ah Portugal Vs Argentina waxa ayna soo galidoontaa 04:45 habeenimo waxa sidoo kale wada balan san wadamo kale oo sidoo kale awood ku hel aduunka
Kulamada Saaxiibtinimo Oo Ay Xulalka Aduunka Maanta Cayaari Doonaan:
1:20 duhurnimo Japan Vs Australia
2:30 duhurnimo Thailand Vs New Zealand
2:35 duhurnimo China Vs Honduras
3:55 galabnimo Iran Vs South Korea
7:00 fiidnimo Slovakia Vs Finland
8:00 fiidnimo Belarus Vs Mexico
8:00 fiidnimo Greece Vs Serbia
8:00 fiidnimo Slovenia Vs Colombia Live SS3
8:10 fiidnimo Estonia Vs Jordan
9:00 fiidnimo Austria Vs Brazil Live SS7
9:30 fiidnimo Romania Vs Denmark
10:00 habeenimo Ukraine Vs Lithuania
10:30 habeenimo Hungary Vs Russia
10:45 habeenimo Ireland Vs USA
10:45 habeenimo Italy Vs Albania Live beIN Sports Arabia 3 HD
10:45 habeenimo Poland Vs Switzerland
10:45 habeenimo Portugal Vs Argentina Live SS5
10:45 habeenimo Spain Vs Germany Live SS6
11:00 habeenimo France Vs Sweden
11:00 habeenimo Scotland Vs England Live SS3
3:00 habeenimo Chile v Uruguay Live SS3
3:00 habeenimo Bolivia Vs Venezuela
4:00 habeenimo Nicaragua Vs El Salvador
4:00 habeenimo Panama Vs Canada
4:00 habeenimo Peru Vs Paraguay