Home » Maxaa Cusub » Lampard Oo Lacago Dheeraad Ah Heli Doono Hadii Uu Man City Lasii Joogo Inta Ka Harsan Xili Cayaareedkan

Lampard Oo Lacago Dheeraad Ah Heli Doono Hadii Uu Man City Lasii Joogo Inta Ka Harsan Xili Cayaareedkan


frank

Kooxda Man City ayaa garwaaqsatay in halyee Frank Lampard ay aad ugu baahan tahay si ay xili cayaareedkan u hiigsato difaacashada Premiership-ka England.

Sidaa darteed kooxdan ayaa lagu wadaa inay wafdi heer sare ah u dirto dalka Mareekanka si ay ula xaajoodaan naadiga chester City are trying to keep Frank Lampard – due to return to parent club New York City.

Waayo laga bilaabo 1-bisha Janaayo Lampard wuxuu dib ugu laaban doonaa kooxdiisa chester City are trying to keep Frank Lampard – due to return to parent club New York City balse Man City ayaa isku kalsoon waxayna kooxda reer Mareekan ka codsan doontaa in Lampard uu lasii joogo inta ka harsan xili cayaareedkan.

Hadaba Lampard maxaa faa’iido ah oo dhankiisa ugu jirto hadii uu baaqi kusii ahaado garoonka Etihad ilaa bisha May ee sanadka 2015.

Man City ayaa rug cadaagan ka balan qaaday inay guno ahaan u siin doonto £6m waana ka dheeri ah mushaaraadka uu kooxdan ka qaadan doono.

Sidaa Lampard oo Chelsea iska fasaxday dhamaadkii xili cayaareedkii hore ayaa weli muujinaayo in waayihiisii quruxda badnaa aysan dhamaanin marba hadii Man City ay diyaar ula tahay lacago badan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>