Home » Horyaalada » italian Serie A » Layaab: Milan Oo Iska Iibisay Bus-kii Kooxda Si Loo Yaareeyo Qarashaadka Kooxda Ay Bixiso

Layaab: Milan Oo Iska Iibisay Bus-kii Kooxda Si Loo Yaareeyo Qarashaadka Kooxda Ay Bixiso


Bus Milan

Kooxda Ac Milan ayaa iska iibisay Bus-kii kooxda ay sida rasmiga ah u laheed si loo yareeyo qarashaadka ay kooxda bixiso, balse jamaahiirta kooxda ayaa aad uga xumaaday kuwaas oo bogga bulshada ee Internet-ka ku muujiyay dareenkooda.

Kooxaha Inter Milan iyo Juventus ayaa horay u sameeyay arintaan, kooxda Milan ayaana ku raacday oo iyana sameysay wixii ay sameeyeen.

Sida la qiyaasay go’aankaan uu kooxda u keydinayo aduun dhan  €200,000 ilaa  €300,000 xili ciyaareed walba, balse falceliskii Inernet-ka ayaa muujinaya iney qaateen Milan go’aan adag oo aan qibrad loo adeegsan.

Ugu dambeyntii taageerayaasha kooxda Milan ayaa sawir ku muujiyay dhacdadaan iyagoo ka xun sida uu Berlusconi ula dhaqmay kooxda faca weyn.

Milan down

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>