Home » Horyaalada » La Liga Spain » L’Equipe: Atletico Madrid Oo Helitaanka Edinson Cavani u Adeegsaneysa Saaxiibkiisa Diego Godin

L’Equipe: Atletico Madrid Oo Helitaanka Edinson Cavani u Adeegsaneysa Saaxiibkiisa Diego Godin


edinson_cavani_diego_godin_uruguay_1512

Sida ay ka dhawaajisay jariiradda Faransiiska kasoo baxda ee L’Equipe kooxda Atletico Madrid ayaa ka dhabeysay go’aankeeda ah iney dagal ku sameyneyso soo xerogalinta weeraryahanka Paris Saint Germain Edinson Cavani.

Diego Simeone ayaa aad uga helay qaab ciyaareedka xidigaan reer Uruguay wuxuuna diyaar u yahay inuu miiska u saaro PSG 50 Malyan Oo Pound.

Sidoo kale L’Equipe waxey sheegtay in kooxda Atletico Madrid ay kabtanka xulka Uruguay Diego Godin u adeegsan doonto soo xerogalinta xidigaan heerka caalami madama ay yahiin saaxiibo isku dhaw.

Xiriirka ka dhaxeeya Diego Godin iyo Edinson Cavani ayaa lagu sheegay mid usoo jiidi kara xidigaan Vincent Calderon waase hadii labada kooxood ay isku waafaqaan arinta xidigaan.

Ugu dambeyntii Edinson Cavani sidoo kale lala xiriirinayaa kooxaha Manchester United, Arsenal Iyo Liverpool ee ka dhisan horyaalka Ingiriiska.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>