Macalin Luis Van Gaal ayaa shaaca ka qaaday Line Up-ka kooxda Man United kulanka xasaasiga ah oo ay kooxdan ka hortagi doonto naadiga West Brom.
Kulankan xiisaha badan ayaa bilaaban doono wax yar kadib, macalin Van Gaal ayaa si lama filaan ah Line Up-ka Man United ugu soo daray wiilka dhalinta yar Adnan Januzaj wuxuuna kursiga keydka galiyay Radamel Falcao.
Hadaba hoos kaga bogo Line Up-ka ay labadan naadi kusoo gali doonaan kulankan ka tirsan Premiership-ka England wareegiisa 8-aad:
West Brom: Myhill; Wisdom, Lescott, Dawson, Pocognoli; Gardner, Brunt, Morrison, Dorrans, Sessegnon; Berahino.
Keydka: Daniels, Gamboa, McAuley, Mulumbu, Blanco, Ideye, Anichebe.
Manchester United: De Gea; Rafael, Jones, Rojo, Shaw; Blind, Herrera; Januzaj, Mata, Di Maria; Van Persie.
Keydka: Lindegaard, Smalling, Carrick, Fellaini, Fletcher, Young, Falcao.