Home » Europe » Champions League » Line Upka Rasmiga Ah Group A: Juventus vs Olympiakos, Malmo vs A. Madrid

Line Upka Rasmiga Ah Group A: Juventus vs Olympiakos, Malmo vs A. Madrid


Juve

Tababare Allegri ayaa shaxdiisa wax ka badalay wuxuuna markiisii ugu horeysay ciyaarayaa waayahiisa Juventus Afar difaac waxaana Juve ay caawa ciyaareysaa 4-4-2, iyadoo Morata iyo Tevez ay weerarka kusoo bilowdeen waxaana dhexda wada fadhiya Marchisio, Pogba, Vidal iyo Pirlo oo ay naadir aheyd iney gaoron isla galaan.

Dhanka kale Ibrahim Affelay iyo Mitroglou ayaa iyaguna kusoo bilowday dhankaan Olympaikos.

Atletico Madrid oo marti ku ah dalka Sweden ayaa kursiga galisay Tiago, Griezmann iyo Cerci, waxaana kusoo bilowday Mario Suarez, Gabi, Koke iyo Arda Turan.

Juventus:

Buffon; Lichtsteiner, Bonucci, Chiellini, Asamoah; Pirlo, Vidal, Pogba, Marchisio; Morata, Tevez

Keydka:

Storari, Ogbonna, Padoin, Pereyra, Coman, Giovinco, Llorente

Olympiacos:

Roberto; Elabdellaoui, Botia, Abidal, Masuaku; Maniatis, N’Dinga, Milivojevic; Afellay, Dominguez; Mitroglou

Keydka:

Megyeri, Avlonitis, Leandro Salino, Kasami, Bouchalakis, David Fuster, Diamantakos


Malmo:

Olsen; Tinnerholm, Johansson, Halsto, Helander, Ricardinho; Eriksson, Adu, Fosberg; Thelin, Rosenberg

Keydka:

Azinovic, Concha, Konate, Thern, Kroon, Rakip, Mehmeti

Atletico Madrid:

Moya; Juanfran, Miranda, Godin, Siqueira; Arda, Mario, Gabi, Koke; Raul Garcia, Mandzukic

Keydka:

Oblak, Gamez, Gimenez, Tiago, Griezmann, Rodriguez, Cerci

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>