Barcelona ayaa marti ku ah Vincent Calderon sidoo kalana waxey sadex dhibcood u jirtaa iney hanato horyaalka Spain markii shanaad todobadii sano ee lasoo dhaafay.
Suarez ayaa gabi ahaanba segaya kulankaan waxaana booskiisa soo galay Pedro oo kusoo bilowday, dhanka kalana shaxda Enrique waxba iskama badalin.
Dhanka kale Torres iyo Griezmann ayaa kusoo wada bilowday weerarka Atletico Madrid halka Arda Turan uu isna caawin doono.
Atletico Madrid:
Oblak, Juanfran, Godín, Giménez, Siqueira, Mario, Gabi, Arda Turan, Koke, Griezmann, Torres
Kaydka:?
Barcelona:
Bravo, Alves, Piqué, Mascherano, Alba, Busquets, Iniesta, Rakitic, Pedro, Messi iyo Neymar
kaydka:
Ter Stegen, Xavi, Rafinha, S.Roberto, Adriano, Mathieu iyo Munir