Home » Maxaa Cusub » Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Arsenal vs Man United

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Arsenal vs Man United


Danny Welbeck

Danny Welbeck ayaa ka hor imaan doona Manchester United markii ugu horeysay isagoo xiran maaliyada Gunners, waxaase sidoo kale kusoo bilaabanaya Arteta oo dhaawac kaga maqnaa kooxda mudooyinkii dambe.

Dhanka kale Giroud ayaa kursiga soo fariistay waxaana ku wehlin doona Flamini, Podolski iyo Cazorla.

Sidoo kale United ayaa daafaca midig kusoo bilawday Smalling, halka Valencia uu weerarka ka qeyb gali doona waxaana isbadal weyn uu ku yimid shaxda daafac ee Van Gaal madama Blackett iyo McNair ay matalayaan daafaca dhexe.

ARSENAL:

Szczesny, Chambers, Mertesacker, Monreal, Gibbs, Arteta, Wilshere, Oxlade-Chamberlain, Ramsey, Alexis, Welbeck

KEYDKA:

Martinez, Bellerin, Flamini, Rosicky, Cazorla, Podolski, Giroud

MANCHESTER UNITED:

De Gea, Smalling, McNair, Blackett, Valencia, Carrick, Fellaini, Shaw, Di Maria, Rooney, van Persie.

KEYDKA:

Lindegaard, Fletcher, Herrera, Young, Mata, Januzaj, Wilson

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>