Wilfried Zaha ayaa ka hor imaanaya kooxdisii hore markiisii ugu horeysay iyadoo Campbell uu kursiga kusoo bilowday waana ku wehliya Puncheon iyo Chamakh.
Dhanka kale LVG ayaan wax badan ka badalin shaxdiisa isagoo weerarka kusoo celiyay Rooney waxaana kusoo bilowday Luke Shaw oo daafaca bidix buuxin doona halka Jones uu isna kusoo laabtay safka hore.
Crystal Palace:
Speroni; Ward, Dann, Delaney, Souare; Jedinak (C), Ledley, McArthur; Zaha, Bolasie; Murray.
Kaydka:
Hennessey, Kelly, Puncheon, Mutch, Lee, Chamakh, Campbell.
Manchester United:
De Gea, Valencia, Jones, Smalling, Shaw, Blind, Herrera, Mata, Fellaini, Young, Rooney
Kaydka:
Valdes, Evans, McNair, Pereira, Januzaj, Falcao, Wilson.