Keylor Navas ayaa kusoo bilowday shaxda Carlo Ancelotti ee maanta iyadoo kooxdaan ay rajo hoose ka leedahay iney u tartanto horyaalka La Liga.
Guul ay garto Barcelona aya ku filan kaliya inuu horyaalka idlaado iyadoo rajada Madrid ay ku xiran tahay iney guul gaarto isla markaana ay Barcelona guuldareysato, taasna waxaa usii furan in Barca ay kulanka ugu dambeeya guul gaarto si ay horyaalka u qaado.
BBC ayaa si wadajir ah ugu soo bilowday, halka Ramos uu ka maqan yahay kooxda, mana ciyaari doono kulankaan ay Madrid la ciyaareyso Espanyol.
Espanyol:
Casilla, Arbilla, Álvaro, Colotto, Moreno, Álvarez, López, Abraham, Víctor, Sergio García, Caicedo
kaydka:
Casillas, Coentrao, Chicharito,Lucas Silva,Nacho,Jese iyo Illarra
Real Madrid:
Navas; Carvajal, Varane, Pepe, Marcelo; Kroos, Isco, James; Bale, Benzema, Cristiano
kaydka: Casillas, Coentrao, Chicharito, Lucas Silva, Nacho, Jesse,Illara