Tababare Branden Rodgers ayaa wax ka badalay shaxdii uu ku wajahay Real Madrid isbuucii dhamaaday, wuxuuna kooxdaan kusoo daray Lovren oo badalay Toure iyadoo Emre Can uu sidii hore ugu soo bilowday, Allen iyo Lucas ayaa keydka galay iyadoo Gerrard iyo Henderson ay kusoo bilowdeen.
Sidoo kale Borini, Lallana iyo Lambert ayaa kursiga galay iyadoo Coutinho, Sterling iyo Balotelli ay si wadajir ah ugu soo bilowdeen.
Dhanka kale Chelsea ayaan wax ka badalin shaxdii caadada u aheyd, waxaana dib ugu soo laabtay Ramires oo maalmihii ugu dambeeyay dhaawac kaga maqnaa isdoo kalana Azpilicueta ayaa kasoo toosay ganaax.
Liverpool:
Mignolet; Johnson, Skrtel, Lovren, Moreno; Gerrard, Can, Henderson; Coutinho, Balotelli, Sterling
Keydka:
Jones, Toure, Lucas, Allen, Lallana, Borini, Lambert
Chelsea:
Courtois; Ivanovic, Cahill, Terry, Azpilicueta; Matic, Fabregas; Ramires, Oscar, Hazard; Diego Costa.
Keydka:
Cech, Zouma, Filipe Luis, Mikel, Willian, Remy, Drogba