Home » Europe » Champions League » Line Upka Rasmiga Ah Kulanka: PSG vs Barca: MSN Oo Diyaar Ah & David Luiz Oo Maqan

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka: PSG vs Barca: MSN Oo Diyaar Ah & David Luiz Oo Maqan


PSG

Weeraryahanada MSN ayaa si wadajir ah ugu soo bilowday shaxda Barcelona iyadoo Dani Alves uu maqan yahay waxaana boosakii jooga Montoyal

Dhanka kale David Luiz oo dhaawac kasoo toosay ayaan kusoo bilaaban waxaana uu fadhiyaa kursiga keydka, isagoo kula sheekeysan doona Camara iyo Lucas Moura mana jiro xidig kale oo la yaqaan oo fadhiya kursiga PSG.

Dhanka kale Barcelona ayaa kursiaga galisay Bartra, Adriano, Mathieu, Xavi iyo Bravo, waxaana goolka kusoo bilowday Ter Stegen.

Paris Saint Germain:

Sirigu, van der Wiel, Thiago Silva, Marquinhos, Maxwell, Rabiot, Cabaye, Matuidi, Lavezzi, Cavani, Pastore.

Keydka:

Douchez, Camara, Lucas Moura, Bahebeck, Digne, Luiz, Kimpembe.

Barcelona:

Ter Stegen, Montoya, Pique, Mascherano, Jordi Alba, Rakitic, Busquets, Iniesta, Messi, Suarez, Neymar.

Keydka:

Bravo, Xavi, Pedro, Rafinha, Bartra, Adriano, Mathieu.

Garsoore:

Mark Clattenburg (Tyne & Wear)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>