Wiilasha ganaaxa looga cabsi qabo ee Matic iyo Fabregas ayaa kusoo wada bilowday, sidoo kale Remy ayaa ka maqan kooxda Blues ee maanta la ciyaareysa QPR.
Sidoo kale Drogba ayaa kusoo bilowday kulankaan, waxaana kursiga kusoo bilowday, Mikel, Oscar iyo Cuadrado.
Dhanka kale Austin, Zamora iyo Henry ayaa si wadajir ah ugu soo bilowday weerarka QPR, Vargas ayaana ka maqan kooxda.
Queens Park Rangers: Green, Isla, Caulker, Onuoha, Hill, Phillips, Sandro, Barton, Henry, Zamora, Austin.
Keyd: McCarthy, Traore, Dunne, Kranjcar, Hoilett, Grego-Cox, Comley.
Chelsea: Courtois; Ivanovic, Cahill, Terry, Azpilicueta; Matic, Fabregas; Ramires, Willian, Hazard; Drogba.
Keyd: Cech, Zouma, Filipe Luis, Mikel, Oscar, Cuadrado, Brown.