Home » Maxaa Cusub » Liverpool Oo Sii Shaacisay Maaliyadaha Ay Ku Ciyaari Doonto Xili Ciyaareedka 2015/2016

Liverpool Oo Sii Shaacisay Maaliyadaha Ay Ku Ciyaari Doonto Xili Ciyaareedka 2015/2016


Liverpool

Iyadoon xitaa la gaarin bartamaha xili ciyaareedka hadana Liverpool ayaa horay usii go’aansatay siina shaacisay maaliyadaha ay ku ciyaari doonto xili ciyaareedka soo aadan ee 2015/2016.

Sida lagu shaaciyay barta isku xirka bulshada ee Twitter-ka Liverpool ayaa xooga saartay sii deynta maaliyadahooda xili ciyaareedka soo aadan kuwaas oo aan wax badan ka badalneyn kuwa xili ciyaareedkaan.

Maaliyada ay minanka ku ciyaareyso ayaa ah mida ay caanka ku tahay ee guduudka ah, sidoo kalana qoorta looga yeelay diilmo jaalo ah oo ku qurux badan midabka maaliyada.

Sidoo kale maaliyadaha martida ayaa ah laba nuuc waana cadaan iyo Madow.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>