Home » Suuqa » Luis Nani Oo Kulanka Galabta Ee Aston Villa Ku Seegi Doona Dhalashada Wiilkiisa

Luis Nani Oo Kulanka Galabta Ee Aston Villa Ku Seegi Doona Dhalashada Wiilkiisa

luis-nani-620x299

Manchester United ayaa u safri doonta maanta Villa Park iyagoo uu ka maqan yahay garabkooda midig Luis Nani kaas oo ku mashquulsan dhalashada wiilkiisa kaas oo maqribnimadii sabtida ugu dhashay Mary’s Hospital oo ku yaal Magaalada Manchester.

Sida ay ogaatay Sportsmail Nani ayaa mashquul ku noqday soo dhaweynta dadka soo booqanaya dhalashada wiilkiisa iyo la joogitaanka canugiisa cusub taas oo seejisay tababarkii axada maanta ah waxaana la xaqiijiyay inuu ka haray safarka ay kooxdiisa Villa Park ku aaday.

27-jirkaan heerka caalami ayaa xaaskiisa iyo canugiisa cusub kasoo saari doona isbitaalka maalinimada isniinta ah.

 
Waxaa Aqrisay: (23)

Xafiiska Wararka Hiilkubad

Mogadishu - Somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>