Home » Maxaa Cusub » Luiso Suarez Oo Codsaday Inuu Suuli Aado Intii Ay Soctay Ciyaartii Ay Barbaraha La Galeen Saudi Arabia (Muuqaal)

Luiso Suarez Oo Codsaday Inuu Suuli Aado Intii Ay Soctay Ciyaartii Ay Barbaraha La Galeen Saudi Arabia (Muuqaal)


Suarez Uruguay

Luis Suarez ayaa markii ugu horeysay xirtay maaliyada xulka Uruguay tan iyo markii ay ilkihiisa dhaadheer gaareen garabka Giorgio Chiellini kula ka tirsan koobkii Aduunka taasoo keentay in xidigaan laga ganaaxo kubada cagta mudo badan.

27-jirkaan ayaa ganaaxii saarnaa laga qafiifiyay iyadoo loo ogolaaday inuu kulamada saaxiibtinimada ah ee aan caalamiga aheyn u matali karo xulka iyo kooxdaba mudada ganaaxa xalay ayuuna safka hore kasoo galay kooxdii Uruguay ee la ciyaartay Saudi Arabia.

Ciyaarta oo aheyd mid aad u xiiso badan ayaa ku dhamaatay 1-1, iyadoo xidigaan uu gacan ku lahaa inuu dhasho goolka Uruguay markii uu kubad ku tuuray goolka, birta ayey ku dhacday ka hor inta aysan ku dhicin daafac ka tirsan Oman.

Si Kastaba arinta layaabka laheyd ayaa noqotay in Luis Suarez uu codsaday xalayto intii ay socotay ciyaarta u dhaqaaqista suuliga, waana loo ogolaaday waana ficil qariib ku ah kubada cagta.

SUAREZ IYO BANDHIGIISII XALAY

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>