Home » Maxaa Cusub » Macalin Jose Mourinho Oo Sheegay Inuu Sedex Saxiix Oo Muhiim Ah Kooxdiisa Chelsea Kusoo Kordhin Doono

Macalin Jose Mourinho Oo Sheegay Inuu Sedex Saxiix Oo Muhiim Ah Kooxdiisa Chelsea Kusoo Kordhin Doono


Varane

Macalin Jose Mourinho ayaa doonayo inuu xagaagan kooxdiisa Chelsea awoodeeda sare usii qaado madaama macalinkan qorshihiisa yahay inuu xili cayaareedka dambe tartamada kala duwan ku guuleesti.

Sidaa darteed warbixin la isku haleen karo oo laga helay gudaha garoonka Stamford Bridge ayaa lagu sheegay in Jose Mourinho uu kooxdiisa kusoo kordhin doono sedex saxiix oo muhiim ah.

Warbixintan ayaa lagu sheegay in macalin Mourinho uu xagaagan lasoo saxiixan doono daafac tayo wanaagsan, kubad bur buriye awood badan iyo weeraryahan dhalintiisa wanaagsan tahay.

Hadaba Chelsea dhanka weerarka waxaa lala xariirinaa xidigaha kala ah Radamel Falcao, Antoine Griezmann iyo Christian Benteke.

Sidoo kale Daily Star ayaa sheegay in Chelsea ay lacago aad u badan kusoo qaadan doonto Paul Pogba sidoo kalena diyaar u tahay inay Oscar ku wareejiso Juventus si heshiiskan loo dar dar galiyo.

Ugu dambeyntii daafaca Blues isha la raaceyso ayaa ah Raphael Varane wuxuuna wargeska Metro sheegay in Chelsea ay xidigan dhigeeda Real Madrid kaga soo qaadan doonto £38.5million.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>