Manchester City ayaa dooneysa iney waxoogaa ka roonaato xagaagii hore madama ay awoodi weysay iney difaacato horyaalka waxeyna kulankeeda ugu horeeya marti u noqon doontaa West Bromwich Albion halka kulankeeda ugu dambeeya ay iyana marti u noqon doonto Swansea City.
Inkastoo Sergio Aguero uu ku guuleystay abaalmarinta “Kabta dahabka” gooldhalinta horyaalka Ingiriiska hadana wiilasha Pellegrini wey ku hungoobeen iney ku guuleystaan horyaalka Ingiriiska laba xili ciyaareed oo xiriir ah.
Manchester City ayaa dooneysa iney is dhisto xagaagan, waxeyna haatan dooneysaa iney soo xerogaliso Paul Pogba, Raheem Sterling iyo Kevin de Bruyne.
August 8: West Bromwich Albion (A)
August 15: Chelsea (H)
August 22: Everton (A)
August 29: Watford (H)
September 12: Crystal Palace (A)
September 19: West Ham United (H)
September 26: Tottenham Hotspur (A)
October 3: Newcastle United (H)
October 17: Bournemouth (H)
October 24: Manchester United (A)
October 31: Norwich City (H)
November 7: Aston Villa (A)
November 21: Liverpool (H)
November 28: Southampton (H)
December 5: Stoke City (A)
December 12: Swansea City (H)
December 19: Arsenal (A)
December 26: Sunderland (H)
December 28: Leicester City (A)
January 2: Watford (A)
January 13: Everton (H)
January 16: Crystal Palace (H)
January 23: West Ham United (A)
February 2: Sunderland (A)
February 6: Leicester City (H)
February 13: Tottenham Hotspur (H)
February 27: Newcastle United (A)
March 1: Liverpool (A)
March 5: Aston Villa (H)
March 12: Norwich City (A)
March 19: Manchester United (H)
April 2: Bournemouth (A)
April 9: West Bromwich Albion (H)
April 16: Chelsea (A)
April 23: Stoke City (H)
April 30: Southampton (A)
May 7: Arsenal (H)
May 15: Swansea City (A)