Home » Maxaa Cusub » Man United Oo Ogolaatay Iney Bixiso Lacagaha Lagu Jabin Karo Heshiiska Xidig Ka Tirsan FC Porto

Man United Oo Ogolaatay Iney Bixiso Lacagaha Lagu Jabin Karo Heshiiska Xidig Ka Tirsan FC Porto


LIGA ZONSAGRES 1 JORNADA 2014/15 FC PORTO - MARITIMO

Manchester United ayaa u muuqata mid ku guuleysan karta saxiixa daafaca kooxda FC Porto Danilo madama ay go’aansatay iney bixiso lacagaha lagu jabin karo heshiiskiisa.

United ayaa si toos ah u wajaheysa kooxda Porto waxeyna ku wargelisay iney bixin doonto lacagaha xidigaan heshiiskisa lagu jabin karo oo dhan 36.3 Malyan Oo Pound.

Arintaan waxey sababeysaa in United ay saxiixa xidigaan kaga adkaaneyso kooxaha Real Madrid iyo Liverpool kuwaas oo xidigaan damac uu kaga jiro.

Waa lacag badan balse Danilo ayaa ah xidig u qalma in laga bixiyo lacagahaas madama uu leeyahay tayo wanaagsan oo uu kaga bixi karo daafaca midig.

Ugu dambeyntii Danilo waa xidiga ugu cad-cad xidigaha daafaca midig oo ay United ku raad joogto waxaana ka mid ah Clyne iyo Coleman.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>