Home » Maxaa Cusub » Manchester united Oo ka Cabsiqabta in Ay wayso wayne rooney inta ka Dhiman xilli Ciyaareedka?

Manchester united Oo ka Cabsiqabta in Ay wayso wayne rooney inta ka Dhiman xilli Ciyaareedka?


wayne-rooney

 Kabtanka kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa lagu soo waramayaa inuu seego inta ka dhiman xilli ciyaareedkan sababo la xiriira dhaawac  kasoo gaaray dhanka jilibka .

Kabtanka Rooney ayaa la bedelay daqiiqadii 88 aad Oo ay kooxdiisa Red Devils guuldarada  3-0 kasoo gaartay kooxda Everton malimadii Axda ahayd .

Inkastoo aan wali baaritaan rasmi ah lagu xaqiijin mudada uu maqnaanayo hadan waxaa jirta cabsi wayn oo kataagan garoonka Old Trafford taas oo ah in uusan ciyaarikarin inta ka harsan xiliciyaareedka sida ay qortay Telegrap .

kooxda uu hogaamiyo macalin Louis van Gaal ayaa uga harsan afar kulan oo kaliya si uu u xaqiijiyo in uu usoobaxo Champions League isagoo hadda deggan booska  afaraad ee kala sareynta horyaalka,isla markaana  todobo dhibcood ka sareeya kooxda kaalinta shanaad ee Liverpool.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>