Home » Maxaa Cusub » Maxaa Iska Badali Doono Shaxda Man United Hadii Ay Gacanta Kusoo Dhigto Saxiixyada U Qorsheeshan!

Maxaa Iska Badali Doono Shaxda Man United Hadii Ay Gacanta Kusoo Dhigto Saxiixyada U Qorsheeshan!


Luis Van Gaal

Luis Van Gaal waa la hubaa in xagaagan markale uu lacago badan suuqa Yurub ku qarsh gareyn doono lacago farabadan.

Madaama macalinkan kooxdiisa fashil xoogan ku habsaday xili cayaareedkan wuxu doonayaa xagaaga dambe inuu dhiso naadi awood badan oo ku guuleesan karto Premiership-ka England.

Hadaba Telegraph ayaa soo bandhigay shax ka turjumeyso xili cayaareedka dambe Man United qorshaha ay hirgalin doonto iyo xidigaha kooxdan kusoo biiri doonaan.

Fadlan hoos kaga bogo Line Up-ka Man United sida uu noqon doono xili cayaareedka dambe hadii United qorshaheeda u hirgalo:

Goolhaye: David De Gae

Daafaca: Nathaniel Clyne, Mats Hummels, Marcos Rojo, Aymeric Laporte

Khadka dhexe: Ander Herrera, Kevin Strootman, Ashley Young, Angel Di Maria

Weerarka: Wayne Rooney, Edinson Cavani

 

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>