Home » Latin America » Messi, Neymar, Sanchez, James & Tobanka Xidig Ee Tartood Loo Daawan Doono Copa America 2015

Messi, Neymar, Sanchez, James & Tobanka Xidig Ee Tartood Loo Daawan Doono Copa America 2015


Copa America

Tartanka 44-aad ee Copa America ayaa caawo ka bilaaban doono dalka Chile waxaana tartankan ka qayb qaadan doonaan 12-xul oo awood ahaan kala liidanin.

Sidaa darteed waxaan idiin heynaa 10-cayaaryahan oo la sheegay in tartankan madaxooda loo fiirsan doono madaama ay ka mid yihiin xidigaha aduunka ugu wanaagsan.

Hadaba xidigahan ayaa la hubaa inay tartanka Copa America xiiso gaar ah u yeeli doonaan inta uu dalka Chile ka socon doono madaama ay tayo ahaan wax qabadkooda aad u sareeyo.

Hadaba hoos kaga bogo magacyada xidigaha dartooda tartanka Copa America sanadkan loo daawan doono:

Philippe Coutinho – Brazil

Abel Hernandez – Uruguay

Juan Cuadrado – Colombia

Raul Jimenez – Mexico

James Rodriguez – Colombia

Radamel Falcao – Colombia

Neymar – Brazil

Angel Di Maria – Argentina

Alexis Sanchez – Chile

Lionel Messi – Argentina

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>